Wiil uu dhalay Sargaal Mareykan ah oo weeraray goob lagu cibaadeesto

Wiil dhalinyaro ah uu dhalay sargaal katirsan ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa weerar lagu qaaday goob kaniisad ah ay ku cibaadeestaan dad Madow ah oo u dhashay dalka Mareykanka. Ciidamada booliiska ayaa xiray Holden Matthews oo 21 jir ah kadib markii uu rasaas ku furay kaniisad ay leeyihiin dad madaw oo ku taalla Koonfurta gobolka Louisiana ee … Continue reading Wiil uu dhalay Sargaal Mareykan ah oo weeraray goob lagu cibaadeesto